Iska horimaad ka dhacay Kontrolka Magaalada Boosaaso iyo Sarkaal lagu dilay

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay iska horimaad culus oo ka dhacay kontrolka magaalada Boosaaso kaasoo dhexmaray ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo halkaas ku sugnaa iyo ciidamo ka yimid degaanka Carmo. Sida wararku sheegayaan iska horimaadkan ayaa yimid ka dib markii ciidanka Puntland ee joogay kontrolka ay is hor taageen ciidamo qaab beeleed … Continue reading Iska horimaad ka dhacay Kontrolka Magaalada Boosaaso iyo Sarkaal lagu dilay